Duqa Muqdisho “Waa in loo midoobaa dagaalka Argagixisada iyadoo maskaxda lagu hayo falkii argagaxisada 14 kii Octoober”
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay qeybaha bulshada ...
















