Kumanaan kamid ah, dadka ku nool magaalada Muqdisho oo ka qeybgalay munaasabadda lagu wey weynayay maalinta xorriyadda ee 1-da Luulyo ...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1902905469770236/
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, ugu hambalyeeyay munaasabadda maalinta Xorriyadda ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo ...
Iyadoo lagu guda jiro tdabaal dega todobaadka xoriyadda Soomaaliya maantana ay ku beegantahay 1-da Luulyo oo ah maalintii gobolada Koonfureed ...
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska sanad guurada ...
Xulka qaranka Uruguay ayaa u gudbay wareega sideeda-ka ee koobka aduunka kadib markii ay ka adkaaden xulka qaranka Portugal kulan ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Yahya Ould Hademine, ayaa magaalada Nouakchott ee caasimadda dalkaas kusoo dhaweeyay wafdi uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho