Ardayad lagu dilay mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho
Rag hubeysan ayaa Gudaha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ku dhex dilay gabar ka mid ah ardayda dhigata Jaamacadda. Xilliga uu ...
Rag hubeysan ayaa Gudaha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ku dhex dilay gabar ka mid ah ardayda dhigata Jaamacadda. Xilliga uu ...
Wafdiga Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka ...
Ugu yaraan 44 Qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badanna waa lagu la’yahay markii ay Dooni rakaab sidday ku ...
Masuuliyiinta Gobolka Waqooyi bari ee Dalka Kenya ayaa wada olole Hubeysan oo lagu abaabulayo Dhallinyarada degaannadaasi, si ay isaga difaacaan ...
Wafiga Aqalka sare ee magaalada Baydhabo u jooga xal u helista is afgaranwaaga soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamul ...
https://www.youtube.com/watch?v=zBkccCapB3U
Muqdisho, September, 20, 2018:- Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi ...
Wasiirka qorsheynta, horumarinta iyo Tirakoobka Dalka Qadar Dr, Salah Bin Mohamed, ayaa qaabilay wafdi ka socoda wasaaradda Qorsheynta ,maalgashiga iyo ...
Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Labo xubnood oo ka tirsanaa amniyaadka kooxda Al-Shabaab, xilli ay ku dhuumaalaysanayeen ...
Waa sii xoogaysanaya Abaabulka ay samaynayaan dadka ku nool deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe, kaas oo ay kula dagaalamayaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho