Wasiirada arrimaha dibadda Ethiopia iyo Eretria oo amaanay horumarka ay Soomaaliya ku talaabsatay
Wasiirka arrimaha dibadda Eretria, Cusmaan Saalax Maxamed iyo Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Demuquraadiga Federaalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ...
















