Kulan looga hadlayey dardar gelinta la dagaallanka Burcad badeeda oo lagu qabtay Mudug “SAWIRRO”
Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay dardar gelinta ilaalinta Xeebaha iyo la dagaaallanka burcad badeedda iyo kalluumeysiga sharci darada ah, ...
Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay dardar gelinta ilaalinta Xeebaha iyo la dagaaallanka burcad badeedda iyo kalluumeysiga sharci darada ah, ...
Asmara, Sebtembar 06, 2018: Iyada oo la tixgelinayo in dadyowga Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya ay wadaagaan deegaan, taariikh, dhaqan, diin ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray goobaha uu haatan ka socda ololaha barnaamijka Is-xilqaan ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya mudane, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Dowladda Sweden u jooga Soomaaliya. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Casmara ee dalka Eretria kula kulmay guddoomiyaha ururka ONLF admiral ...
Duulimaadkii diyaarada Emirates ayaa lagu hakiyey New York ka dib markii ay diyaradu siday Rakaab xanuunsan Ugu yaraan 19 rakaab ...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Is-kaashiga caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Ciise Cawad, ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka ...
Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ...
Magaalada Asmara ee caasimadda Dalka Eritrea ayaa waxaa ka dhacay shir sedex geesood ah oo u dhexeeya Soomaaliya,Eritrea iyo Itoobiya, ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Mudane Dr. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho