Maareeyaha Dekedda oo kormeeray kooxda Kubadda cagta ee Dekadda
Kooxda kubadda cagta ee Dekedda oo muddooyinkan Tababar ku sameeneysay garoonka Jaamacaddaha ee Degmada Hodan ayaa waxaa maanta Kormeeray ...
Kooxda kubadda cagta ee Dekedda oo muddooyinkan Tababar ku sameeneysay garoonka Jaamacaddaha ee Degmada Hodan ayaa waxaa maanta Kormeeray ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhow ka furay Magaalada Baydhabo Shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo ...
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jun Un ayaa warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in uu xilka qaadis uu ku sameeyey ...
Wararka ka imaanaya dalka Tunisiya ayaa sheegay in Ugu yaraan 35 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen kadib markii ...
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgalidoonaan madaxweynaah iyo ...
Guddiga Maaliyada ee Golaha Shacabka ayaa maanta la kulmay madaxda sare ee Bangiga dhexe ee dalka. Masuuliyiinta Bangiga dhexe ayaa ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Guddoomiyaha cusub ee maxkamdda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, iyadoo ay goob joog ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho