Mas’uuliyiinta dowladda oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka
Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku geeriyootay hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed ...
















