Ganacsato Soomaaliyeed oo hantidooda lagu boobay K/Afrika
Rabshado looga soo horjeedo ganacsatada ajaaniibta ah ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ka socda magaalooyinka qaaar ee dalkaasi ...
Rabshado looga soo horjeedo ganacsatada ajaaniibta ah ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ka socda magaalooyinka qaaar ee dalkaasi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha ...
Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho ayaa wali waxaa ka socda howlo lagu hagaajinayo Nadaafadiisa iyo xagga bilicda, taasi uu uu wado ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) oo weheliyaan, Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga dalka, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga ...
Maalin farxadeed ayay u ahayd Jaamacadda Soomaaliya kaddib markii ay ka qalin jabiyeen arday gaaraysa 1,379 arday oo bartay kuliyadaha ...
Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. ...
Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo ka kala tirsan Gobalada Mudug iyo Galguduud ayaa Galabta isku arkay Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka ...
Wasiirka cusub ee Wasaaraddda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa kormeer shaqo ku tagay Kawaaanka ...
Munaasabad weyn oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho