Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay qodobo Muhiim u ah Amniga Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga, ...
















