Horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Saakow
In ka badan 12 ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacaday Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada ...
In ka badan 12 ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacaday Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in laga heshiiyay Tabashooyinkii gaarka ahaa ee Hirshabeelle ay u qabtay ...
kulankan oo socday muddo looga arrinsanayay wadatashi Siyaasada ilaalinta Bulshada, iyado ay ka qeyb galeen Wadamada deeq bixiyaasha muslimka ah, ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo ay wehliso Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Marwo Aamina Siciid ayaa Kormeer ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo booqday Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka ...
Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran
Wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta gaaray Maagaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, si ay uga shaqeeyaan xal waara ...
Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qatar ayaa saxiixay labo Heshiis oo hore ay u wada ...
Dr.Mursal Suldan Cabdullaahi oo shahaadada ugu sarreysa ee PHD ka qaatay Jaamacadda Luzon ee dalka philippines ayaa noqday wiilkii ugu ...
Wafdigan oo ka kooban toban Xubnood oo ka tirsan Aqalka sare ayaa la kulmay Madaxweynaha Dowald Gobaleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho