Madaxweynaha iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal “SAWIRRO”
Dooxa, 14ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa ...
Dooxa, 14ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa ...
Shirkan oo ay qabatay Safaaradda Soomaaliyeed ayaa kasoo qeyb galay Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya, Xildhibaano, Madaxda Safaaradda, marti sharaf ...
15ka May waa maalin qaali ah oo ku xardhan diiwaanka taariikhda gobonimadoonka Soomaaliyeed, waa maalintii la unkay ururkii S.Y.L, kaasi ...
Dawladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah dawladda Soomaaliya gudoonsiisay lacag 1.5 miliyan dollar taasi oo looga gurmanayo dadka ay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya ayaa maanta si ...
Ilaa 20-ruux ayaa saakay dhaawacmay,kadib kolkii ciidamada Israa’iil ay ku fureen rasaas nool nool dad Falastiiniyiin ah oo banaanbax ashtako ...
Mudug iyo Bari ayaa Maanta laga furay Labo Xafiis oo laga bixinaayo Baasaboorrada iyo Kaararka Aqoonsiga. Maamullada Labada Degmo iyo ...
Isku aadka tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan oo ay ku tartamayan degmooyiinka goboladda dalka oo ay soo sareen gudiga tartanka Cilmiyeedka. sida ...
Laba qof oo saarnaa mooto ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday xarun booliis oo ku taal magaalada Surabaya, maalin uun ...
Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa warqadaha aqonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika iyo wadamada Afrika qaarkood ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho