Kooxaha Fanka ee Heegan iyo Onkod oo shacabka kala qeyb galay dabaal degga maalinta labaad ee Ciidul Adxa “SAWIRRO”
Magaaladda Muqdisho, ayaa Maalintii labaad waxaa looga dabal dagayaa munaasabada Ciidul adxaa, waxaana wadooyinka iyo goobaha la isugu yimaado sida ...
















