Xulka Qaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qay galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika+Sawirro
Xulka qaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda ...
















