Wasaradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska oo Wasaaradda Maaliyadda ku wareejisay Maamulka Dakhliga ay soo uruuriso
La wareegitaanka maamulka maaliyadeed ee wasaaradda howlaha guud oo lagu wareejiyay wasaaradda maaliyadda ayaa ka dambeysay markii ay kulan wadatashi ...
















