Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay xubno ka tirsan Midowga Yurub “SAWIRRO
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulan ka qaatay madaxa waaxda horumarinta adeegga bulshada Midowgga Yurub, ...
















