Qaraxyadan oo is xig xigay ayaa ka dhacay Dalka Indonesia ayaa geystay qasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyadoo ...
Wararka saaka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ee bartamaha Dalka kana mid ah deegaanaad hoos yimaada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeele ...
Jaaliyadda Soomalida ee Norway ayaa wada Dhaqale Ururin loo sameynayo Dadkii Soomaliyeed Ee dhibtu ka soo gaartay Fatahaadii uu geystay ...
Emmanuel Macron Madaxweynaha wadanka Faransiiska ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka in markale dalka Faransiisku uu difaacay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta booqday Degmada Waaberi halkaas oo ay ka socotoy dardargelinta hawlaha ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan ...
Dayactirka Xafiiskii Guddoonka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee ku taala mgaalada Dhuusamareeb, waxaa iska kaashanaya maamulka Galmudug iyo Hay’adda Care oo ...
Madaxweynaha Dowlaad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay 12 May 2018 waxaa uu xafiiskiisa ...
Xulka qaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho