Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliayah Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta+Sawirro
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta waxay kormeer shaqo ...















