Dhageyso: Colaad ka jirtay deegaanno hoostaga Degmada Matabaan oo laga heshiiyay
Maamulka Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa ku guulaystay inuu dibuheshiin dhex dhigo beelahii ku dagaalamay deegaanno hoosyimada Degamadaasi. ...
Maamulka Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa ku guulaystay inuu dibuheshiin dhex dhigo beelahii ku dagaalamay deegaanno hoosyimada Degamadaasi. ...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku xiggeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo maanta ka ambabaxay magaaladda Muqdisho, ...
Barnaamijka Wadajir oo diirada saara xasilinta dalka si bulshada loo gaarsiiyo maamulka ayaa todobaadkan waxaa uu ka hadlayaa howlaha ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka ...
Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka mudane Baashi Yuusuf Axmed iyo danjiraha Dowlada talyaaniga ufadhiya Soomaaliya Mr Carlo Campanile ayaa ka ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbalandd ayaa sii kordhiayay howlgalada lagu beegsanayo saldhigyada maleeshiyaadka Alshabaab ay ku leeyihiin gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariic dhawaan laga hir gelin doono degaannada Hirshabeelle ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan; Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa booqday Maxkamadaha Degmooyinka Xamar wayne iyo Shangaanni, isagoo u kuur ...
Taliyaha Guud ee Militariga Iiraan Maxamed Cali Jacfari ayaa ka hadlay xariirka Dalkiisa iyo Mareykanka, isaga oo sheegay in uu ...
Degaanka Qeydaro oo ka mid ah Tuulooyinka hoos taga Dagmada Cadaado ee Gobalka Galguduud , ayaa markii ugu horreysay laga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho