Gariiga oo ka soo kabtay dhibaatadii dhaqaale ee haysatay
Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in dalka Giriigga uu ku guulaystay in uu ka soo baxo barnaamijkii smatabixinta dhaqaalaha oo socday ...
Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in dalka Giriigga uu ku guulaystay in uu ka soo baxo barnaamijkii smatabixinta dhaqaalaha oo socday ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Garaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay kaaliyeyaal gaaraya 9 xubnood oo ka ...
Munaasabadan oo ay ku qalin jabinayeyn in kabadan shan boqol oo arday oo dhammeysatay qaar kamida kuliyadaha Jaamacadda SIU ayaa ...
Muqdisho, August 19, 2018 --Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta taliska booliiska Soomaaliyeed kula shiray ...
Shirka wadatashiga diyaarinta Hanaanka Dib u heshiisiinta Qaran ayaa maalinkii labaad Muqdisho ka furmay waxaana ka qeyb galaya ururada bulshada ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobey in ay kaalinteeda ka ...
Aqoon isweydaarsigaan ayaa Maanta Lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda Galmudug kaasoo diirada lagu saarayey ilaalinta Xuquuqda Carruurta waxaana iska ...
Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BJF Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maamule KMG ah u magacaabay Furdada Canshuuraha ...
Guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) oo maanta shir saxaafadeed ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho