Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Brussels.+Sawirro
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa booqasho ku tagay dhismaha Safaaradda ...
















