Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta Qalab Ciidan lagu wareejiyey “Sawirro”
Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska, ayaa maanta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay soo gaarsiiyey Qalab Ciidan oo ka kooban , ...
Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska, ayaa maanta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay soo gaarsiiyey Qalab Ciidan oo ka kooban , ...
Xafiiska Warfaafinta Maaxtooyada Soomaaliya ayaa bilaabay barnaamij lagu ciidsiinayo carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen wariyeyaashii Somaaliyeed tan iyo ...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza ...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taarikhdu tahay 10 June 2018 ayaa waxa uu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah ...
Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Jubbaland iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa nabadiidka Al-shabaab kala wareegay degaanka baar-sanguuni oo Magaalada ...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa dafiray soo dhoweeyn uu horey u soo dhoweeyay war murtiyeed laga soo saaray dhammaadka ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Muqdisho, June 09, 2018---- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta ka qeyb galay shir ay ...
War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha, isla markaana lagu daabacay bogga Twitter-ka ayaa lagu faray ciidamada amniga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho