Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo dhagax dhigay Xabsi cusub+Sawirro
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashi Yuusuf Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac “Keynaan” ayaa ...
















