Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka “Sawirro”
Barnaamijka Wadajir oo diirada saara xasilinta dalka si bulshada loo gaarsiiyo maamulka ayaa todobaadkan waxaa uu ka hadlayaa howlaha ...
Barnaamijka Wadajir oo diirada saara xasilinta dalka si bulshada loo gaarsiiyo maamulka ayaa todobaadkan waxaa uu ka hadlayaa howlaha ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka ...
Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka mudane Baashi Yuusuf Axmed iyo danjiraha Dowlada talyaaniga ufadhiya Soomaaliya Mr Carlo Campanile ayaa ka ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbalandd ayaa sii kordhiayay howlgalada lagu beegsanayo saldhigyada maleeshiyaadka Alshabaab ay ku leeyihiin gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariic dhawaan laga hir gelin doono degaannada Hirshabeelle ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan; Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa booqday Maxkamadaha Degmooyinka Xamar wayne iyo Shangaanni, isagoo u kuur ...
Taliyaha Guud ee Militariga Iiraan Maxamed Cali Jacfari ayaa ka hadlay xariirka Dalkiisa iyo Mareykanka, isaga oo sheegay in uu ...
Degaanka Qeydaro oo ka mid ah Tuulooyinka hoos taga Dagmada Cadaado ee Gobalka Galguduud , ayaa markii ugu horreysay laga ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe, ka dib booqashadii uu ku ...
Cabdi Joon iyo Yuu Cali oo beri galab isku dhegan markii ugu horeysayna ku wada kulmi doona Tartanka Star League ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho