Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan afurin ah u sameeyay Xildhibaannada Baarlamaankii 8aad iyo 9aad “SAWIRRO”
Muqdisho-31-05-2018: Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ...
















