Ciidammada Amniga oo fashiyay laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa
Ciidamada amniga, ayaa duleedka Muqdisho ku qarxiyay labo gaari oo ay Khawaarijta arxanka daran ku dooneysay in ay ku waxyeelleyso ...
Ciidamada amniga, ayaa duleedka Muqdisho ku qarxiyay labo gaari oo ay Khawaarijta arxanka daran ku dooneysay in ay ku waxyeelleyso ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax ku ool ah oo la xariira xaaladda ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la ...
Jaamacadda Mogadisho, ayaa Soo kordhisay kulliyaddii ugu horreysay ee lagu baranayo cilmiga duulimaadyada rayidka ah ee Soomaaliya, taas oo noqonaysa ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaran ee Qaraxi Liido Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa maanta xarunta ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo xiray Madasha Magan, oo ah madal muhiim ah ...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaama ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ...
Kulanka oo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa waxaa yeeshay Saraakiil ka socatay Hay'addaha Qaramada Midoobay iyo ...
Shirka Madasha Magan Forum oo ka socda Muqdisho.kulankaan, ayaa ah mid lagu soo bandhiggi doono sida ay iskaga kaashan lahaayeen,Ganacsatada ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo uu wehliyay Wasiirka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho