Taliyaha Ciidanka Booliska “ Gaalkacyo waxaa kusoo arkay Ciidan iyo Shacab isku duuban oo adkeynta Nabadda ka shaqeynayo “
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyo Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u ...
















