Wasiirka Difaaca iyo Taliyeyaasha ciidanka qalabka sida oo kormeeray qaar ka mid ah Xeryaha Ciidanka Xoogga “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe), Taliyeyaasha ciidanka qalabka sida, Xoghayaha Guddiga Difaaca Golaha Shacabka ...
















