Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay xilliga la bilaabayo Kaararka Aqoonsiga.
Kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxtooyada, Wasaaradaha dalka, Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Bangiga ...
















