R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Cali khayre xili uu xalay khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeedinayay Munaasabadda lagu ...
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha shacabka Federaalka Soomaaliyeed mudane Maxamed Mursal Sh/raxmaan oo xalay ka qeyb galay Munasaabadda ...
Akhristayaashenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Munaasabadda 15ka May oo caawa ka socota magaalada Muqdisho ayadoo Munaasbaadda ay ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta gaadiidka Ciidanka Booliska, ...
https://www.youtube.com/watch?v=dS2uv_8adI8&feature=youtu.be
Mas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culumaa'udiin ayaa ku sugan Istuudiyaha Radio Mogadishu waxaana ...
Shirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Khayre, oo xalay ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 75 sano ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho