Gudoomiyaha Gudiga shaqaalaha Rayidka ah ee Dawlada oo Gaaray Magaalada Cadaado
Gudoomiyaha ayaa sheegay in u kulmo laqadan doono guddiga shaqaalaha ee Galmudug halkasiina ay ku sugnaan doonaan mudo labo maalmood ah. ...
Gudoomiyaha ayaa sheegay in u kulmo laqadan doono guddiga shaqaalaha ee Galmudug halkasiina ay ku sugnaan doonaan mudo labo maalmood ah. ...
Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku dhintay dad badan oo ku sumoobay Hilib ay isticmaaleen,iyadoo Dowladaha kala ah Namibia, Zambia ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan dadka ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo laabtay safar shaqo oo ay ...
Muqdisho, 05 Maarso 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka ee Bangala ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hiigsiga Maamulka Gobolka ee sanadka ...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in 10-ka Bishaan uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga ...
Macnaha erayga Dowlad waa habdhis(System) kana kooban unugyo habaysan oo xukuma, ilaaliya, Xadeeya, xalliya dhammaan habdhaqanka bulsho meel ku wada ...
Shirka wadatashi oo looga hadlayo Arrimaha Barakacaayaasha iyo Qaxootiga Soo laabtay ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan oo uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho