Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo daah furay wajiga labaad ee Barnaamijka Shaqaaleeysiinta Dhallinyarada Gobolka
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay wajiga labaad ee Barnaamijka Shaqaaleysiinta ...
















