Ciidamada xasilinta caasimadda oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaaan rag hubaysan oo falal amni daro geysanayay
Tan iyo markii ay bilatay biasha Ramadaan waxaa sii xoogeysanayay howlgalada Balaaran oo ay wadaan ciidamada Xasilinta caasimadda Muqdisho,kuwaasi oo ...
















