Madaxweynaha JFS “Heshiis kasta aan galnay wuxuu ku salaysnaa soo celinta magaca Dalka” Dhageyso
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyey muhiimadda heshiiska taariikhiga ah ee dhexmaray ...
















