Wasiirka Waxbarashada XFS oo sheegay in maanta la baajiyay Imtixaanka shahaadiga ee Dalka.
Wasiirka Waxbarashada Gudaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxman dahir cusman ayaa sheegay in maanta la baajiyay Imtixaankii ...















