Militariga Soomaaliya oo howlgalo kula wareegay deegaano iyo saldhigyo ay Shabaab ku lahaayeen Sh/Hoose
Ciidamada Militariga Soomaaliya oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaadka Alshabaab ay kala wareegeen deegaano iyo saldhigyo ...
















