Agaasimaha Wakaalada Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA Mudane Cabdulaahi Sheekh Cabdi raxmaan Heybe ayaa maanta daah furay Tababar aqoon kororsi ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xaflad duco iyo xusuus ah maanta ugu qabatay xarunteeda ...
War ay soo saartay Dowladda Mareykanka ayaa lagu faah faahiyay duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ciidamada Mareykanku ...
Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay Shalay weerar loo geystay Nabad ilaaliyayaasheeda ku sugan Dalka Jamhuuriyadda ...
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegayaa in dagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Naflacaariga ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegay inuu sameyn doono dib u habayn balaaran oo ku aadan hanaanka garsoorka dalka, ...
Muqdisho, June 04, 2018 – Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mudane Mahdi ...
Kooxda kubadda cagta ee Dekedda oo muddooyinkan Tababar ku sameeneysay garoonka Jaamacaddaha ee Degmada Hodan ayaa waxaa maanta Kormeeray ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho