Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo uga digay ciidanka Militariga in fasax la’aan ay magalada hub ku dhexwataan
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaraal C/weli Jaamac(Gorod) oo ka hadlay howlgalada amni sugidda ah ee ka socda caasimadda iyoo ...
















