Wariye Axmed Xasan Colaad oo ku geeriyooday Muqdisho
Allaha u naxariirtee Wariye Axmed Xasan Colaad oo ka mid ahaa wariyaasha ka howgala Magaalada Muqdisho kana tirsanay shaqaalaha laanta ...
Allaha u naxariirtee Wariye Axmed Xasan Colaad oo ka mid ahaa wariyaasha ka howgala Magaalada Muqdisho kana tirsanay shaqaalaha laanta ...
Waxaa magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu ...
Wasiirka Amniga XFS Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray howl-galkii socday caawa ,islamarkaana ciidanku ay ...
At least five terrorist militant group of Al-Shabaab were on Friday evening killed after two car bomb attacks in Mogadishu, ...
Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada Qaranka ayaa caawa soo afjaray howlgallo ay kaga hortageen dhagar qabayaal ka tirsan ...
Saraakiisha ammaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiayay in qaraxa koowaad uu ka dhacay Barkinkga gawaarida ee Dorbin Hotel,EX Baar FIAT, ...
Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale iyo xoghayaha maamulka Degmada ayaa uga horeyn uga mahad celiyay ciidamada amniga sida ...
Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax Maxamed Turbac, ayaa sheegay in Ciidnka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho