Shir looga hadlayo in la helo sharci mamnuucaya dhoofinta dhuxusha oo ka furmay Muqdisho
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Hay'adaha Qaramada Midoobay, Dowladaha taageera Soomaaliya, dowlad Goboleedyada iyo mas'uuliyii ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. ...















