Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Deeq gaarsiiyey Qaar kamid Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Caasimadda.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaar kamid ah ...
















