Soomaaliya oo yeelaneysa xaruntii ugu horreysay ee is-weydaarsiga Internet-ka
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa billowday dhismaha Xarunta Is-weydaarsiga Internet-ka (Internet Exchange Point) ee Magaalada Muqdisho (MogIX), taas oo ...
















