Madaxda Nigeria & Mareykanka oo ka wada-hadli doona Amniga & qodobo kale
Madaxweynaha dalka Nigeria Mohamadu Buhari ,ayaa noqon doona hogaamiyihii ugu horeeyay oo Afrikaan ah oo uu qaabilo Madaxweynaha dalka Mareykana Donald Trump,saacadaha soo socda ...
















