Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo ku aaddan Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka u diray Wariyeyaasha Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta Saxaafadda Adduunka waxa uu u diray dhammaan ...
















