Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qabanayo
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa ...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa ...
-Guddiga Qaran ee gurmadka Fatahaadaha oo dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasararaha xukuumada federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa Maanta ...
Ciidamada xoogga Dalka Kenya ayaa waxay Gacanta Al-shabaab kasoo badbaadiyeen 13 Dhallinyaro ah, kuwaasoo tababarro ay ku siinayeen degaanka Raas ...
(Mogadishu, May 1, 2018) The Speaker of the Upper House and the Minister of Post, Telecom and Technology have inaugurated ...
(Muqdisho, May 1, 2018) Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa si rasmi ah u furay qolka ...
Wafdi isugu jira dowladda Federaalka Soomaaliya. hay'adaha Unicef, WFP iyo xubno kale ayaa gaaray magaalada Dolow ee Gobolka Gedo, halkaasi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunta u diray dhammaan ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr: C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed maadaama ay Maanta ku began ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka ...
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed waxay ku Wargalinaysaa Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Dowlad Gobaleedyada ka dhisan Dalka in Radio Muqdisho iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho