Madaxweyne Waare oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo Jowhar Gaaray+Sawirro
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Dowlada Federalka Soomaaliya Eng Saadaq Cabdullahi Cabdi ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar. ...
















