DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in gacanta ku soo dhigeen Maleeshiyaad dhaca ka geystay Deegaanad Galmudug
Ciidamada NISA iyo Booliiska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Maleeshiyaad gaadiid ka dhacay deegaanada Maamulka galmudug. Taliye ku xigeenka ...
















