Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”
Wafdi balaaran oo uu horkacayo sii haaya xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane C/rixmaan Iidaan Yoonis, oo ay qayb ka yihiin ...
Wafdi balaaran oo uu horkacayo sii haaya xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane C/rixmaan Iidaan Yoonis, oo ay qayb ka yihiin ...
Muqdisho, 10ka Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Guddoomiye Jawaari, tanaasulka uu sameeyey iyo ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo Muddo Seddex Bilood ah Tababar Ciidan ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turki Som ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ee xilka iska siidagaya Maxamed Sheekh Cusmaan ...
Maanta waxaa lagu balansan yahay gaba gabada koobka Jeneraal Daa,uud kama danbeystiisa oo ay isugu soo hareen kooxaha Dekadda iyo ...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegay in halkaasi uu iska dhiibay horjooge sare oo ka ...
Howlgal ballaaran oo ka dhan ah Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka bilwoday deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe,iyadoo waqtiyadii ugu dambeeyey ...
Kulankii ugu horreeyay ee lagu qabtay shalay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay kaga dhawaaqday ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho