Xulkeenna Soomaaliya oo soo bandhigay Ciyaar aad u sareysa balse Nasiibka uu ka Hiiliyay
Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiisa badneyd una dhaxeysay Xulalka 17-jirada ee Soomaaliya iyo Tanzaaniya ayaa goordhow ku soo ...
Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiisa badneyd una dhaxeysay Xulalka 17-jirada ee Soomaaliya iyo Tanzaaniya ayaa goordhow ku soo ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa teleefoonka Magaalada Gitega ee Dalka Burundi kula hadlay Macalimiinta iyo Ciyaartoyda Xulka da’yarta ...
Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo xafiiskiisa kula hadlayay warabaahinta ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda, wuxuuna shirkiisa jaraa’id ...
Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa bilaabay Olole ay ku nadiifinayaan kuna dhisayaan wadooyinkii Biyaha Roobka ay fariisteen xilli ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Xariirka Caalamiga ah Mudane Muqtar Mahad Daa'uud ayaa gaaray Magaalada Jubba ee Caasimada wadanka ...
Maalintii labaad ayuu ka socdaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kulanka looga hadlayo Arrimaha Fataahada iyo Abaaraha soo noq noqday. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray Qoyskii uu ka geeriyooday Allaha U ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo isaga oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waraysi ...
Muqdisho, 28 Abriil 2018: Ku-Simaha Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa ka tacsiyeeyay ...
Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta Golaha Aqalka sare ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho