Xubno ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Jubada hoose
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada hoose waxa ay ...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada hoose waxa ay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani ee ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaardda Dekadaha Mudane ...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku ...
Xoghayeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku kala ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta gaaray degmada Al-Kowthar iyo deegaanka Daarunicma ee gobalka ...
Kulankan ay soo qaban qaabiyeen guddiga Sanduuqa Horumarin Degmada Gaalkacyo oo diiradda lagu saaray ka qeyb qaadashada Bulshada ee dhismaha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq, ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali- Xoosh ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha ...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaryanta Mussiibooyinka, Dr. Axmed Cabdi Adan, ayaa daaahfuray shir lagu soo bandhigay qiimaynta, howlqabadka Hay’adda UNFPA, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho