Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Xukuumadda F. Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baraawe
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda F. Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga tirakoobka ciidanka xoogga dalka Mudane Cabdullaahi ...
















